Jaamacadda Jazeera oo xaflad soo dhawayn ah u samayay arday cusub (Daawo Sawirada)

Maamulka Jaamacadda Jazeera ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay u samayay ardayda cusub ee soo dooratay sanadkaan Jaamacadda, iyadoona munaasabadaan ay ka soo qaybgaleen madaxda mu’asasada Jaamacadda, maamulka, waalidiinta  iyo barayaasha Jaamacadda Jazeera, kuwaas oo aad ugu wada faraxsanaa bilaabashada duruusta sanadka 2018 / 2019 Prof Salaad Ibraahiim Fiidow gudoomiyaha Jaamacadda Jazeera … Continue reading Jaamacadda Jazeera oo xaflad soo dhawayn ah u samayay arday cusub (Daawo Sawirada)